Haweeney 37 sano jir ah oo dhashay 44 caruur ah(Daawo Sawirada)

Warbaahinta ayaa si weyn u hadal heysa Haweeney u dhalatay dalka Uganda oo hal nin u dhashay 44 caruur ah, waxaana hada u nool haweeneydan 38 caruur ah halka ay ka geeriyoodeen 6 caruur ah. Mariam Nabatanz oo 37-sano jir ah ayaa la guursaday iyada oo aad u yar, waxa ayna Haweeneydan dhashay 44 caruur … Continue reading Haweeney 37 sano jir ah oo dhashay 44 caruur ah(Daawo Sawirada)